Dune

Cabsida ka sakow, qaddar baa sugaya.

Release date : 2021-09-15

Production country :
United States of America

Production company :
Legendary Pictures

Durasi : 155 Min.

Popularity : 23

7.78

Total Vote : 13,598

Paul Atreides, waa wiil dhallinyaro ah oo hibo leh kuna dhashay qaddar weyn oo ka baxsan fahamkiisa, waa inuu u socdaalaa meeraha ugu khatarta badan caalamka si uu u hubiyo mustaqbalka qoyskiisa iyo dadkiisa. Ayyadoo xoogagga xun-xun ay ka dhex qarxayso isku dhacyo ku saabsan helitaanka ilaha gaarka u ah meeraha ee kheyraadka ugu weyn ee aadanaha laga helo - badeecad awood u leh in ay furto awoodaha ugu weyn ee aadanaha - kaliya kuwa ka adkaan kara cabsidooda ayaa badbaadaya.